Marxuumad Haajira Cali Aadan oo aas Qaran loo sameeyey & Khayre oo ka qeyb galay (Daawo Sawirro)

Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo xubno ka tirsan golihiisa Wasiiradda ayaa ka qeyb galay aas Qaran oo maanta Magaalada Baydhabo loogu sameeyay marxuumad Haajira Cali Aadan oo aheyd Hooyadda dhashay Gudoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Mohamed Mursal Shiikh C/raxmaan. Sidoo Kale, Waxaa goob-joog ahaa Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Koonfur galbeed oo uu ugu horeeyo … Continue reading Marxuumad Haajira Cali Aadan oo aas Qaran loo sameeyey & Khayre oo ka qeyb galay (Daawo Sawirro)